Halkan Ka Daawo Sawirada Madax ka socotay Somaliland oo London lagu soo dhaweeyey,xaflad balaadhan oo ka dhacday galbeedka magaaladd London.

Halkan Ka Daawo Sawirada Saraakiil ka socotay Somaliland oo London lagu soo dhaweeyey,xaflad balaadhan oo ka dhacday galbeedka magaaladd London.

14

Waxa habeenkii Sabtida 10.02.17 ka dhacay kulan balaadhan galbeedka magaaladda London kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey saraakiil ka socday xukumadda Somaliland oo kala ahaa Capt:Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Capt,Xuseen Hanbane Dhinbiil,Waxa kale oo ku wehelinaayey madax ka tirsan bulshada Somaliland,Xisbiyadda Qaranka Somaliland,Wakiilka Xukumadda Somaliland ee dalka Ingiriiska,Ururada bulshada iyo saxaafadda madaxa banaan.4

Kulanka oo ku sabasanaa soo dhaweynta saraakiisha oo dalkan Ingiriska u yimid taba-bar xaga waxbarashada ah si xirfadooda sare loogu qaado.si ay uga faa’ideeyaan saraakiisha ku nool Somaliland.

Ugu horeyntii waxa lagu furay xafladda Aayado Quraana intaas ka dib waxa hadalo kala duwan kulanka kasoo jeediyey qaar ka mid ah bulshada kala duwan ee ku nool dalkan Ingiriiska iyo madax ka tirsan xukumadda Somaliland iyo xisbiyadda Qaranka.1

Fadlan la soco muqaal ku saabsan xafladda lagu soo dhaweynaayey labada sarkaan ee kala ah Capt:Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Capt,Xuseen Hanbane Dhinbiil.

Salaanmedia/London

234789101113141617181920