Dubai (GNN)-Weftigii ka Socday Xukuumada Somaliland ee Ku Sugnaa dalka imaaraadka oo kulan balaadhan la yeeshay waaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi iyo Xubno ka mida masuuliyiinta xukuumada u qaabilsan Heshiiska DP World oo jaaliyada ka siiyey warbixin gunaanadka heshiiska
4