aliska ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay xadhiga laba suxufi oo ku xidhan magaalada Hargeysa kuwaas oo kala ah agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv iyo waliba Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku xidhan magaalada Hargeysa kuwaas oo ciidamada booliska Somaliland siyaabo kala duwan usoo qabteen.