War Deg Dega:Shir Gudoonka Labada Gole Oo Hada Isku Shubay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlaayo

Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Oo Hada Isku Shubay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlaayo Labada shir gudoon ee golaha wakiilada iyo Guurtida oo ay kala hogaaminayaan Cabdiraxmaan Ciro iyo Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa ay hada galeen madaxtooyada Somaliland Si Rasmi ah uma cada sababta loogu yeedhay laba shir gudoon ee Guurtida iyo Wakiilada balse ilo wareedyo ka ag dhaw madaxtooyada ayaa ay sheegayaan in kulan albaabadu u xidhan yahiin qasriga madaxtooyda kulan qaadan doonan Madaxweyne Siilanyo .

Sidoo kale xogahan ayaa waxaa ay intaaasi ku sii darayaan in la filaayo in ay ka wada hadalaan madaxweynaha iyo shirgudoonka labada aqal fadhi deg deg ah oo dhawaan madaxweyne Siilanyo isku yeedhay xildhibaanada labadaasi aqal isla markaana uu madaxweynuuhu u soo bandhigi doono ujeedka uu ka leeyahay fadhigaasi aan caadiga aheyn ee uu isku yeedhay.

 

Warakan oo Faahfaahsan kala Soco Mardhaw GNN