Daawo Abwaan cabdi Cali Xirsi Oo Markale Kusoo Noqday Silsilada Miimlay Iyo Maanso Cusub la magac baxday Murdiso

Gabiley(GNN) Daawo Abwaan cabdi Cali Xirsi Oo Markale Kusoo Noqday Silsilada Miimlay Iyo Maanso Cusub la magac baxday Murdiso Abwaanku waxa Uu Maansadani Ugu Caqli Celinayaa Abwaano Mooday In Abwaanadu Dhaliishodu Tahay Mid Ay Ujeedo iyo MucaaridadKa Tahay Balse Waxa Uu Sheegayaa Inay Ku Hadlayaan Codkii Bulshada Reer Somaliland

Gabiley.net

Office Gabiley