Daawo Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Maanta Hawlgalo Wado,Banayn ah Ka Sameeyay Gabiley Ayaa Ku Baabiyay Guriyo Si Shaci Daro Ah Loga Dhisay Wadooyinka Dhexdooda

Gabiley(GNN) Daawo Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Maanta Hawlgalo Wado,Banayn ah Ka Sameeyay Gabiley Ayaa Ku Baabiyay Guriyo Si Shaci Daro Ah Loga Dhisay Wadooyinka Dhexdooda Waxana Si Laab Furan Usoo Dhaweeyay Dadka Iska Lahaa Dhismahasi Oo Ku Qancay Talaabadani ay Maamulku Gaga Dimiyeen Maadama Oo Ay Iyagu Marka Hore Kusoo Xad Gudbeen Wadadii Islamarkaasina ay Wadadu Xidhmaysay

Gabiley.net

Office Gabiley