Daawo-“Qofka Muwaadinka Ah Wixii Xaq U Leeyahay Cidina U Diidimayso, Madaxweynuhu Codsibuu Golaha Horgeeyee Muu Ahayn Heshiiska Rasmiga Ah”…..Wasiirka Arimaha Dibeda S/lnd.

Daawo-“Qofka Muwaadinka Ah Wixii Xaq U Leeyahay Cidina U Diidimayso, Madaxweynuhu Codsibuu Golaha Horgeeyee Muu Ahayn Heshiiska Rasmiga Ah”…..Wasiirka Arimaha Dibeda S/lnd. Dr Sacad Cali Shire Ayaa Ka Hadlay Aragtida Uu Ka Qabo Mudaharaadkii Ka Dhacay Dalka Ingiriiska Ee Lagaga Soo Horjeeday Saldhiga Milateri Ee La Siinayo Dawlada UAE, iyo Sharciyada Heshiiskii Golaha La Horgeeyey. Waraysigan Oo Siiyey Telefishanka Saabtv Ayaa U Dhacay Sidan.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992