Daawo-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaal Dad Af Dubey Gudaha Dalka

Hargeisa(GNN):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye
oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka hadley sixiroolayaal la sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyey ay dad ku af duubteen gudaha Dalka