Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga ayaa waxaa ay mar kale
maanta ku gaftey qaran nimada Somaliland
Baahintii duhur nimo ee idaacada ayaa waxaa ay dhul ka mid ah Somaliland ay ku sheegen in ay ka mid yahiin dalka Somaliya gaar ahaan waxaa uu waryuhu sheegay in magaalada Borama ay ka mid tahay dalka Somaliya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan