Daawo-Hal Qof Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhintey Deegano Ka Tirsan Gobalka Sool Iyo Gudidii Abaaraha Oo Kaalinteedii Gabtey.

Hal Qof ayaa waxaa uu gaajo iyo haraad ugu geeryoodey deeganka

Cago Laaye oo ka tirsan gobalka Sool ee bariga Somaliland oo ayka jiraan abaaraha ugu kulul

 

Sidoo kale waxaa iyaduna qaar ka mid ah dadweynaha reer Somaliland ay sheegan inta badan in ay gaaabis ah shaqadii gudidii abaarahu

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan