Idaacada BBC-da Oo Mar Kale Ku Gaftey Qaran nimada Somaliland Kuna Tilmaantey ….Dhegayso.

Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga ayaa waxaa ay mar kale

maanta ku gaftey qaran nimada Somaliland

 

Baahintii duhur nimo ee idaacada ayaa waxaa ay dhul ka mid ah Somaliland ay ku sheegen in ay ka mid yahiin dalka Somaliya gaar ahaan waxaa uu waryuhu sheegay in magaalada Borama ay ka mid tahay dalka Somaliya

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan