Miisaanka Siyaasadeed Ee Wasiirada Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Iyo Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Midkee Saameyn Kulahaa Gobolka. Faallo. W/Q:- Suxufi liibaan eng c/laahi sh c/salan

Waxa uu ku sifoobay sidan

Hadal cadan

Habrasho la,aan

Hawl karnimo

Wasiirada kale ee ka soo jeeda gobalka awdal waxay ku sifoobeen oo ay caan ku yihiin kala qaybinta bulshada reer awdal waxay u kala qaybiyeen qabiil qabiil jufo jufo. Waxa marag u ah malinta khamiista ee ay borama u caraban 2 cisho ee ay joogan mid kastaba Waxa uu beegsadaa ama u tagaa oday-dhaqameedkiisa oo uu shir la galaa waxayna u sheegan qabiilka la yidhaah reer isla-wayn ee magalada borama inala dagan in aynu iska celino ka dhaqale badanaa wàa in ay inaga ina hoos yimadan landhere ayay sheegtane,,,, Wasiirada wakhtigan matalaya in ay hayan samigii siyasadeed ee reer awdal odayashaa uun lama kulmane waxay la kulmaan dhalinyarada aqoonyahanada ah ee uu ku jiro dhiga cafimadka qaba waxay u sheegan ama u tabiyaan cuduraday faafinayeen ee ahaa QABYALADA, CUNFIGA, CUNSURIYADA KU SALAYSAN REER JACAYLKA, IYO , QABYALAD CABUDKA,, Waxas oo dhan ee aan soo sheegay ee gudafada ah waa mid ay shaqo ka dhigteen waxayna kala siman yihiin aafadan somali ku dhacaday. Waxan aan ka waramayaa maha mid aan malo awaalayo ama been ka sheegayo waa xaqiiqo aan u kuur galay. Inata damiir koogu nool yahay qormadan aan qoray markay akhriyaan runta ayay ka sheegi doonaan. Wasiiradan aan inta yar ka xusay shaqo maalin-moodkooga ay ku si- foobeen maha kuwo shaqo gayn kara shaqsi ka soo jeeda gobalka awdal ama mushtamaca kale ee reer somalilnad wasaradaha ay mamulan markad shaqo ka donato si fiican ayay kula hadli kuuna qabili lakin isla markad ka baxdo waxay soo oganayan qoladad tahay markay soo ogadan qoladad tahay hadad noqon waydo qabilka wasiirka aad shaqada u doonatay ama qabilka madaxwaynaha xilka u dhiibay waligaa shaqo heli maysid xitaa urin maysid, waa aafo ay samali kala siman yihiin wasirada reer awdal La soco Faaladan oo taxane noqon doonta waxanan ku soo bandhi doonaa cabashooyin badan oo ku salaysan sifaha ay ula dhaqman wakhtigay u soo camal doontan ama shaqo ka soo raadsadan dad-waynaha ku dhaqani gobalka awdal . Wasiiradooda ka soo jeeda gobalkasi awdal Dhamantiin

nagala soo xidhiidha ciwaankan facebookan anu ku lenahay ama number telefonkan : 00252-634403143 Suxufi liibaan eng c/laahi sh c/salan EMPIRE NABIL WABILAHI TAWFIIQ ALLAA MAHAD LEH