Waraysi Xasaasiya Badhasaabka Gabiley Iyo Taliyaha Qaybta Boliska Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Muuse C/laahi Suwayn Beeniyayna Wararka Sheegaya In Ay Xukumada IyoKulmiye ka Danbeyan Xadhigasi

Gabiley(GNN) Waraysi Gaar ah Oo Xasaasiya Islamarkaasina Aanu Ku Waraysanay Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Iyo Taliyaha Qaybta Boliska Gabiley Mr Guutaale Waxananu Ka Waraysanay Arimo Xasaasi Ah Oo La Xidhiidha Xadhiga  Enj Muuse C/laahi Suwayn  Gudomiye Kuxigenka Sadexaad Ee Xisbiga Wadani ah Kuna Ku Xidhnaa Xabsiga Gabiley Iyo Cida Ka Danbaysay Xadhiga Muuse Cabdilaahi suwayn

Gabiley.net

Office Gabiley