Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Eedaymaha Loo Haysto Suxufi Cabdi Maalig Muuse Coldoon –

Hargeisa(GNN):-Xeer ilaalinta somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto eedaysane Cabdi Maalig Muuse Coldoon.

Warqad rasmi ah oo ka soo baxday xeer ilaalinta somaliland ayaa lagu soo bandhigay dacwadaha loo haysto suxufi Cabdi Maalig Muuse Coldoon, kaas oo mudo gaadhaysa 40 maalmood ku xidhan magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Akhriso Warqada Xeer Ilaalintu Ku Cadaysay Dacwada Loo Haysto Eedaysane Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon.

No automatic alt text available. No automatic alt text available.