Warqad uu soo saaray xog hayaha golaha wakiilada Somaliland Muddane
Cabdirisaaq Siciid Ayaanle waxaa uu maalinta Sabtida ah ee 04.03.2013 isku yeedhay xildhibaanada golahaasi
Xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in uu si rasmi ah u furmi doono kal-fadhigii 33 aad golahaas ka dib markii ay fasax ku jireen mudooyinkii ugu danbeey