Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo La Isku Yeedhay, iyo Sababaha Loogu Yeedhay.

Warqad uu soo saaray xog hayaha golaha wakiilada Somaliland Muddane

Cabdirisaaq Siciid Ayaanle waxaa uu maalinta Sabtida ah ee 04.03.2013 isku yeedhay xildhibaanada golahaasi

 

Xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in uu si rasmi ah u furmi doono kal-fadhigii 33 aad golahaas ka dib markii ay fasax ku jireen mudooyinkii ugu danbeey

No automatic alt text available.