HARGAYSA (GNN) Suldaanka guud Ee beesha Cabdiraxmaan Sacad (Sacad muuse ) ayaa ku Dhawaaqday Xiliga Rasmiga ah ee la Caleemo Saarayo suldanba Beesha oo uu dhawaan ka Geeriyooday ALLEH Ha unaxariistee Suldaan Jaamac Cismaan oo ku Geeriyooday Dalka Jabuti,
Hadaba waxgaradka beesha, ganacsatada iyo guud ahaan aqoonyahan ayaa maalmihii udanbeeyay ku hawlan qaban qaabada sid caleemo saarka wiil uu dhalay suldaankii geeriyooday kaasi oo xaflada caleemo saarkiisa lagu qabandoono Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Guuleed 17/04/2017 oo ku Beegan Maalin Isniin ah,
Munaasibadan caleemo saarka Suldaan MAXAMED SIDIIQ SULDAAN JAAMAC CISMAAN Ayaa lafilayaa in ay kazoo qaybgalaan Badi Madax dhaqameedka Beelaha Subeer Awal iyo guud ahaan madax dhaqanka Somaliland iyo bulshada qaybaheeda kala duwan,