Daawo-Hogaanka Dhaqanka Gobalka Awdal Oo Baaq Ka Soo Saarey Qaadashada Kaadhadhka Cod Bixiyayaasha Oo Dhawaan Ka Bilaabmi Doonta Gobalkaas.

Borama(GNN):-Hogaanka dhaqanka gobalka Awdal oo shir balaadhan iskugu yimid waxaa ay baaq ka sooo saaren qaadashada kaadhadhka cod bixiyayasha oo gobalkaasi dhawaan ka bilaabmi doonta .

Madax dhaqameedka ayaa waxaa ay dadweynaha ku nool gobalada Awdal iyo salal ugu baaqeen in ay kaadhadhkaasi si hamsi ah u qaatan

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan