Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa qaybtii Afaraad ee barnaamijka Xasuus Reeb oo ka baxa telefeeshinka HCTV,waxaana barnaamijkan ku marti ah Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi,waxaana uu barnaamijkan kaga hadlay qodobo ka duwan kuwii hore,