Hargeysa(GNN)-Deegaano tiro badan oo kamid ah gobolada Togdheer iyo Daadmadheedh isla markaana ay ka jirtay abaar adag oo galaafatay nafaha dad iyo xoolaba ayaa waxa ka da’ay Roobkii Gu’ga oo badiba maasheeyey deegaanadaasi isla markaana biyo dhigey oo buuxiyey baraagihii ay biyuhu ka gudheen abaarta darteed.