Dhamaan Asxaabta Bar-baarta Dhalinyarada,Aqoonyahanka,Mudanka Bulshada Iyo Hal-Doorka Saxaafada Gobalka Gabiley Oo Hambalyo Aroos Wacan U Diraya Boqor Wariye C/risaaq (ilka-case) Iyo Marwadiisa Muna C/raxmaan

Laba Aynigod iska egtayo iska amina Amaan mudane indha cashaqo isku oyayo is ilashada aman mudan Axdigay Dhigteen U Adkastayo Aroos Galaa Amaan Mudane

Dhamaan Asxaabta, Bar-baarta, DHalinyarada, Aqoonyahanka, Mudanka Bulshada Iyo Hal-doorka Saxaafada Gobalka Gabiley Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Balaadhan Aroos U Dirayaan Boqor Wariye C/risaaq Axmed Hayaan Iyo Marwadiisa Boqorad Muna C/raxmaan Axmed, Arooska Oo Ka Dhacey Magaalo Madaxda Gobalka Cagaaran Ee Gabiley, Bar-baarta Iyo Saxafiyiinta Oo Kala Ah.

17309159_614236928771419_7019086975257820913_n

ilko3

ilka2 ilka5

1: Wariye : Maxamed Xasan SHeekh Maxamed (Jubba)

2: Wariye: Mukhtaar Nuux Ibraahim (Janan)

3: Wariye: Cilmi Maxamed Jaamac (Cawke-yare)

4: Wariye : Siciid Nuux Kibaar (S.madoobe)

5: Wariye :Guuleed Cali Ibraahim (Ilka-case)

6: Wariye : Sakariye Nuux Ibraahim.

7: Wariye: Ayaanle Maxmed Ibraahim

8: Wariye: Nimcaan Dheeg Ibraahin

9; Wariye: c/rashiid Saleebaan Baal-qorey.

10: Pro Axmed Sheekh Nuur Ducaale( A.biito).

11: Caydaruus Axmed Ismaaciil (Qadiye)

12: Dp C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto)

13: C/Salaam Muxumed Badde

14: Maxamed Xasan Maxamuud Muumin

15: Maxamed Daahir Muxumed (M.guri-joog)

16: C/risaaq Maxamed Nuur (Cabdi-suufi)

17: Axmed Ibraahim SHarmaarke

18: Sacad Aadan Cumar (Ceel-baxey).

19: Maxamed Mustafe Cabdi

20: Mawliid Cali Xasan (Ballo).

21: Wariye: Farxaan Maxamed Cabdi.
22: Wariye: Xamse C/Rashiid Sheekh Idiris

ilka

ilko4

Ilko5

ilko6

Waxaaney Leeyihiin Noloshiiina Ku Qaata Bash-bash Iyo Barwaaqo Farxadna Ku Naalooda Rabbiguna Haydin Kala Siiyo Ubad Khayr Qaba Iyo Awlaad San Oo Dadkooda, Dalkooda Iyo Diintoodaba Anfaca, Gurigiinana Ilaahey Ha Ka Dhigo Hoy Lagu Hirto Oo Hal-beeg U Noqda Gacal Iyo Xigaalba.

Sidokale Hadaanu Nahay Bahwaynta Iyo Hawlwadeenada Shabakadda Caalamiga Ah Ee Gabileynewsnetwork Waxanu Leenahay Boqorka C/rasaaq Axmed Hayaan Iyo Boqorada Muna Abdiraxmaan Axmed Hambalyo Hambalyo Hambalyo Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Noqda labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela waxanan  Ugu Ducaynaynaa  Ducadii Rasuulka CSW “Baarakalaahu lakum, wa baarka (Caleykum wa jamaca beynakum filkhery”

(بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

.