Daawo-Wasaarada Arimaha Dibeda Somaliland Oo Kulan Qado Ah Iskugu Yeedhay Saxaafada Somaliland, Nuxurka Qodobada lagaga Hadlayey.

Hargeisa(GNN):- Kulankan Ay Maanta Iskugu Yeedhay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Saxaafada Madaxbanaan Ee Somaliland Oo Badankoodu kasoo Xaadiray Kulankan Qadada Ah oo Lagu Qabtay Hotel Maansoor Ee Gudaha Caasimada Somaliland Ee hargeisa.

Nuxurka Kulankan  Oo Si Guud Loogaga Hadlayey Ilaalinta Qaranimada Somaliland Iyo Gudbinta Waxqabadka Dhinaca Dawladnimo ee Heer Qaran Ayaa Waxa Khudbado kale Duwan kasoo jeediyey Xubno Wasiiro oo Ay kamid Yihiin Wasiirka Wasaarada Arimaha Debada Somaliland Iyo Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland.

Halkan ka Daawo Nuxurka Kulankan.