DAAWO:Gudida Diwaangalinta Ururada Oo Go,aan Ka Soo Saarey Dacwad Uu Xisbiga UCID U Gubiyey Iyo Dareenka Xisbiga

Halkan Ka Daawo Gudida Diwaangalinta Ururada Oo Go,aan Ka Soo Saarey Dacwad Uu Xisbiga UCID U Gubiyey Iyo Dareenka Xisbiga

Sidoo kale waxaa uu xisbiga UCID Oo Ku Hanjabey In gabi ahaanba uu ka bixi doono tartanka doorashada dalkan , waxaana ay dhinaca kale canbaareeyeen xadhiga ay xukuumadu u geysatey masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddan