DAAWO;Komishanka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Berbera Xarunta Gobalka Saaxil Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Ka Warbixiyeen Halkan Ka Daawo Xubno ka tirsan guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddiga komishanka qaranka ayaa socdaal ku tagey magaalada Berera. : 248