Halkan Ka Daawo Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Kiiska Dilalka Iyo Kufsiga Ah Ee Ka Dhacay Dalkeeda Sannadkii.

Guddida Shuurucda , Arimaha Garsoorka iyo xaquul iinsaanka ee golaha
guurtida Somaliland ayaa waxaa ay war bixin ka soo saareen kiisaka dilka iyo kufisiga ah ee sanadkii 2016 ka dhacay Somaliland

Guddidu waxaa ay sheegtay in kiiskaskii dhacay sanadkii 2016 ay u kala dhaceen sidan hoos ku qoran

Gobolka Maroodi-Jeex :- Waxaa ka dhacay: Dil (15) , Burcadnimo (108), Kufsi (26), Shilgaadhi (55), Maandooriye (27), Iskuday dil (18).

Gobolka Togdheer:-Waxaa kadhacay: Dil (26), Burcad-nimo (37), Kufsi (17), Shil gaadhi (29), Maandooriye (43), Iskuday dil (17).

Gobolka Awdal:- Waxaa ka dhacay : Dil (6), Burcadnimo (11), Kufsi (8), Shil gaadhi (4), Maandooriye (12), Isku day dil (4).

Gobolka Saaxil:-Waxaa ka dhacay: Dil (12), Burcadnimo (4), Kufsi (6), Shil gaadhi (47), Maandooriye (20), Iskuday dil (2).

Gobolka Sanaag:- waxaa ka dhacay : Dil (6), Budhcadnimo (4), Kufsi (19), Shilgaadhi (6), Maandooriye (4), Iskuday dil (8).

Gobolka Sool :-waxaa ka dhacay : Dil (3), Budhcadnimo (5), Kufsi (8), Shilgaadhi (12), Maandooriye (24), Iskuday dil (24).