Hargeisa-Daawo Dadweynaha Xaafada Jigjiga Yar Oo Ka Gadooday Dhul uu Leeyahay Suldaanka Subeer Awal oo Sifo Sharcidaro Ah Lagu Dhisay.

Hargeisa(GNN):-DAAWO:Dhul Uu Lahaa Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Sharci Daro Lagu Dhistey Iyo Shacab ka Xaafada Jig Jiga Yar ka Gadoodey+ fariinta ay Udireen Shaqsiyaadka Debada Kawada Qorshahan,