Hargeisa Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Magaalada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Halkan Ka Daawo.

Hargeisa Shil Gaadhi Oo Ah Baabuurta Nooca Loo Yaqaan Booyadaha Biyaha Dhaamiya Oo Wakhtigaasi Sida Biyo Ayaa Ku Gadoontay Mid Kamida Wadooyinka Magaalada Hargeisa, Booyadaha Ayaa Inta Badan Sida Ay Sheegeen Ciidamada Nabad Galyada Wadooyinku Sheegaan Inay Yihiii Kuwa Inta Badan Sababa Shilalka Badan, Kuwaaso Oo wadayaasha Gaadiidkan Booyaduhu Yihii Kuwo Xawaaare Sare Ku Kexeeya.