Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Ciidamadu Kula Kaceen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Iyo Qaabkii Loo Qabtay Sarkaalkan Oo Muuqaal Laga Duubay

Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa si adag uga hadlay xadhiga ay maanta ciidamada Booliska Somaliland kula kaceen sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI oo ah Siyaasi Cabdilaahi Daamuur oo kamid ah hogaanka WADDANI.

Waxaana sarkaalkan ay ciidamadu si badheedh ah uga qabteen maxkamadda horteeda kadib markii ay kasooo baxeen dhagaysiga dacwad maxkamadda gobolka maroodi-jeex ka socday oo ku saabsan laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga WADDANI.

Qaabkii loo qabtay sarkaal iyo sidi ay ula dhaqmeen ayaa waxa laga duubay muuqaal sir .

Muuqaalka laga duubay qabashada sarkaalkan WADDANI ka tirsan.

Log11