Ogeysiis: Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Hoodaale ee Bristol UK

Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Hoodaale ee Bristol Mudane Cabdi Cismaan Xirsi  Cabdi Dhoore wuxuu ogeysiinayaa in laga soo qayb galo shirka Hoodaale ee Bristol oo qabsoomi doona maalinta Sabtida ee 15 April 2017, kaas oo lagu kala qaban doono laba meelood oo meeli qado tahay meelna uu shirku ka dhici doono.

Addressyadana waxaad ka heli doontaa sida sawirkan sare ka muuqata. Wixii warbixin dheeraad ahna kala xidhiidh guddida qaban qaabada oo telefoonadoodu sawirka ka muuqdaan.

ka soo qayb gal wacan.

 

error: Content is protected !!