Daawo-Maxkamada Hargeysa Oo Digniin U Dirtay Cilaajyada Lagu Dabiibo Dadka Maskaxda Ka Xanuusanaaya .

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa ayaa waxaa uu digniin u

diray masuulyiinta cilaajyada lagu dabiibo dadka maskaxda ka xanuusanaya .

Gudoomiyaha maxkamada ayaa sheegay in cilaaj yadu aanay cidna iska qaban Karin oo aanay cilaajyadooda ku xidhi Karin ilaa ay warqad ka helaan maxkamada degmada Hargeysa oo iyadu baadhitaan dheer sameyn doonta in uu qofkaasi waalan yahay iyo in aanu aheyn qof waalan

Sidoo kale gudoomiyuhu waxaa uu ku hanjabey in hadii ay masuulyiinta cilaaj yadu ay dadka iska xidhaan sharciga la marin doono masuulyinta cilaajyada

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan