Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa
waxaa uu weerar afka ah ku qaadey dawlada Somaliya
Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu filaneen in Dawlada Somaliya laga qaado cuno qabateynta dhinca hubka ah ee saaran isaga oo sabab uga dhigay in dawlada halkaasi ka jirta ay tahay mid diciif ah .
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu ku hanjabey hadii dawlada Somaliya ay dagaal ku soo qaado Somaliland marka cuno qabateynta hubka laga qaado in ay Soamliland hubka la siiyey oo dhan kala hadhi doonto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan