DED DEG:- Suxufi Coldoon Oo Hadda Jeelka Hargeysa Laga Sii Daayey Ka Dib Cafiskii Madaxweynaha Ee Maanta.

Hargeisa(GNN):-DED DEG:- Suxufi Coldoon Oo Hadda Jeelka Hargeysa Laga Sii Daayey Ka Dib Cafiskii Madaxweynaha Ee Maanat

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi Samafale Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu Xukumay Muddo Laba Sanno Ah, kaas oo Oo Lagu Eedayay Inuu Ku Kacay Falal Ku Lid Ah Qaranka Somaliland Ayaa Ex Wasiir Geel Jire Oo Saakaย  Bogiisa Facbook Ku Leeyahay Ku Faafiyay Waraaqdii Lagu Cafiyay Abdi Maalig Muuse Coldoon

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992