“Madaxweyne Siilanyo Iyo Xaaskiisa Xaal Baanu Ka Siineynaa Eedeymihii Uga Yimid Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ..” Wasiirka Dhaqanka.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland Muddane Khadar Xaaji Yuusuf

ayaa waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo iyo qoyskiisa uu raali galin iyo xaal ka siinaayo eedeymo uga yimid siyaasi Xussen Axmed ceydiid .

 

Eedeymahaas oo ahaa in marwada madaxweynuhu ay iibsatey xaruntii dumarku wax ku baran jireen ee Women’s Club ka ayaa waxaa uu wasiirka dhaqanku sheegay in eedeymahaasi yahiin qaar gef iyo meel ka dhac ku ah qoyska madaxweyne Siilanyo

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan