Hargaysa(Gabiley.net)-Anagoo ah dhamaan masuuliyiinta, wariyayaasha iyo dhamaan hawlwadeenada shabakadaha caalamiga ah ee Gabiley News Network (Gabiley.Net,Wajaale.com) oo kala jooga dalkeena hooyo iyo qurbahaba, waxaan leenahey umada somaliland ideylkiin meelkastood aduunka ka joogtaan hambalyo iyo bogaadin munaasibada munaasibada bisha ramadaan ee barakaysan
Waxaan ilaahey ka baryeynaa Camalsaalixa iyo caafimaad inu Allah Inagu Gaadhsiiyo Ramdaanta Kale
Gabiley News Network (GNN)
contactgabileynews@gmail.com
: 263