War Deg Deg Ah: Daawo Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhaxe Ee Magalada Burco Oo Ku Dhawacmay Hawgal Lagu Soo Qabqabanayay Dad Ka Ganacsanayay Khamriga.

Burco(GNN):-Ciidanka Booliska  Ee Magalada Burco Oo U Hogaaminayay Madaxa Hawlgalinta Booliska Gobolka Togdheer Oo Wahelinayay Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Hawlgal Ay Ugu Baxeen Shakhsiyaad La Sheegay Inay Ka Ganacsanayeen Mandooriyaha Loo Yaqaano Khamriga Ayaa Sababay Dhawaca Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Oo Xabadi Ka Dhacday Wadnaha Oo Wali Ku Jirtaa Xabadaasi.
Ragani Oo La Sheegay Inay Khamri Wadeen Ayaa Ciidanka Booliska Oo Guda Jira Qabashada Ragaasi Ayaa La Sheegay In Xabad Ay Soo Rideen Ay Haleeshay Taliye Ku XIgeenka Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Taaso O oLagu Tacalayo Xaladiisa Cafimaad Cusbtaalka Burco,
 Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.