Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guurada 18 May ee Somaliland Ayaa Lagu Qabtay Dalka Jabuuti + Sawiro

Gabiley (Djibouti) Xaflad Aad loo soo aagaasimay oo lagu xusayo Sanad guurada 26 aad ee 18 may ayaa xalay lagu qabtay Jamhuuriyada Jabuuti ,

Xafladan oo ay Soo agaasimtay Safaarada Somaliland ee Dalka Jabuuti Ayaa lagu qabtay Cornich Hotel Jabuuti , Xafladan oo ay Kasoo Qaybgaleen Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axme , Madax Kasocotay Xisbiga Mucaaridka ee Ucid iyo Jaaliyada Jabuuti ee Dalka Somaliland .

Xafladan oo Cinwaankeedu Ahaa Caawi Dadka Abaaraysan ayaa Kusoo Gabagabawday Jawi Qurxoon ,

cabdifataax 18may 8 18 may 3 naasir 18 may 8 faysal tashi 26 sanad