Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Jabuuti oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka booqasho ku tageen xarunta guud ee baarlamaanka Somaliland Xildhibaanadan ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta baarlamaanka Somaliland isa markaana waxaa faahfaahin laga siiyey qaabka uu u shaqeeyo baarlamaanku