Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee WADDANI Iyo UCID Oo Ka Hadlay Maxaabiis Ku Dhex Geeriyooday Xabsiga Wayn Ee Magaalada Burco
Masuuliyiinta xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay maxaabiis ku dhex geeriyooday xabsiga wayn ee magaalada Burco,