Abwaanad ninkii la haasaawa u dirta gabay Shuruudo leh, haddii uu ka soo bixi waayana waaya

Abwaanad Maryama-Xurmo Yuusuf Aadan ayaa gabaygeeda Garaadsame u dirta hadii nin la haasaawo, gabaygaasna shuruud ah ku jira haddii uu buuxin waayana sheekada aan ka sii gurinba. Gabaygan Garaadsame iyo Shuruudihiisa aan idiin kala baxno Abwaanad Maryama-Xurma iyo Garaadsame. Daawasho wacan.