Bahwaynta Shabakadaha Mataanaha ah ee Gabiley.Net iyo Wajaale.com Oo Shacabka Somaliland Iyo Umadda Islaamka Ah Ugu Hambalyeeyey Xuska Ciidal-Fidrida.

Ilaahey Sanadkan Sanadkiisa Ha Inagu Gaadhsiyo Bash-bash Iyo Cibaado Suuban, Ciidul Caafiya, Ciid MubaaraK, Ciid Wanaagsan Ku Ciida,

Maamulka Guud Iyo Dhamaan Shaqaale Waynaha Shabakadaha Mataanaha  Ah Ee Gabiley.Net iyo Wajaale.com waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan umadda Islaamka ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan, gaar ahaana shacabka Somaliland Iyago oo ku hambalyeynaaya xuska Ciidal-Fidrida.

Bahda Warbaahinta Gabiley.Net iyo Wajaale.com Waxay  si gaara uu hambalyo Ugu Dirayaan Akhristaayasha Ku Xidhan Mareegahan Waxaaney Leeyahiin Ilaahey Sanadkan Sanadkiisa Ha Idinku Gaadhsiiyo Bash-bash Iyo Cibaado Suuban

Sidoo Kale Hawl-wadeenada Warbaahinta Gabiley.Net iyoWajaale.com Ee Kula Sugan Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisuba Waxay Idiin Balan-qaadayaan Iney Si Toos Idinku Soo Gudbin Donaan Munaasibada Ciida Ee Gobolada Dalka,

Ciid-Mubaarak, Ciidal Caafiya