Waxa hadda magaalada Hargeysa kusoo dhamaaday wada hadaladkii dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo uga socday magaalada Hargeysa kaas oo uga socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.
nuqul kamid ah qodobada kasoo baxay wada hadalkan oo shabakada wararka Ramaasnews soo gaadhay ayaa waxay uu u dhignaa sida tan.
Halkan hoose ka aqriso nuxurka qodobada kasoo baxa wada hadalkaasi iyo muuqaalka warkaasi