Daawo :- Telefishanka Al Jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyey Budhcad Badeeda Ka Hawl Gasha Xeebta Qandala Iyo Qaabka U Soo Qabtaan Maraakiibta

Saxafiga caanka ah ee Maxamed Cadow isla markaana ka hawl gala Telefishanka Al Jazeera

ayaa waxaa uu war bixin ka diyaariyey budhcad badeeda ka hawl gasha xeebta Qandala iyo waliba qaabka ay maraakiibta u soo qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan