WARARKA




DHAGAYSO Wafdi Ka Socda Dalka Qatar oo Gaadhay Xarunta Maamulka Somaliya ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee xarunta maamulka somaliya waxa maanta tagay wafdi ka socda dawladda Qadar kaasi oo madaxda dawladda Somaaliya la kulmay. Warar sida ay soo tabisay VOA-daย  qaybta somaliga ayaa lagu sheegaya in wafdiga Qadar ka socda oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dawlaha Arirmaha Dibedda Suldaan Bin Sacad Al-Muraykhi waxaana la sheegayaa in Wasiirku uu la kulmay Madaxweynaha Somaliya Farmaajo iyo Raโ€™iisul Wasaare Khayre.