Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Jadwalka Ololaha Ee Xisbiyada Qaranka

Kominshan doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaqeen natiijada qori tuur ay 14 bishan u sameyeen saddex xisbi qaran ee Somaliland ee Kulmiye , Waddani iyo UCID

Qori Tuurkan ayaa waxaa uu ahaa sidii ay saddexda xisbi ugu kala horeyn lahayeen magaca iyo astaamaha lagu soo daabici doono warqada cod bixinta doorashada madaxtooyada Somaliland ee dhici doonta 13.11.2017Waxaana Qori tuurkan ugu kala Guuleysteen xisbiyadu in Xisbiga UCID kaalinta koowaad ka galo warqada cod bixinta , xisbiga Kulmiye uu ku xigo isla markaana ugu danbeeyo xisbiga Waddani
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqad Ay Soo Saaren Guddida Doorashooyinku:-