Halkan Ka Daawo Alle ha U Naxariistee Sawir Qaade Ka Tirsanaa Tvga Qaranka Somaliland Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Daawo Aas Qaran Oo  Hargeisa Loogu Sameeyay Marxum: Abdi Nur Abdi {Aboray} Oo Ka Mid Ahaa Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Marxuumka Ayaa Ahaa Sawirqaadayaasha Rugcadaaga Ah Ee Wasaarada Warfaafinta.