Isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Gobolka Togdheer Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Badhasaab Gobolka Togdheer iyo Jawaabta Badhasab Ramaax

Hargeysa(GNN)Isuduwaha wasaaradda hawlaha guud iyo guryeynta gobolka Togdheer ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey Badhasaabka gobolka Togdheer mudane Ramaax,waxaana uu ku eedeeyey inuu sifo sharci daro ah ku bixiyey dhul kasoo horjeeda guryaha ay ku jiraan Badhasaabka gobolka Togdheer iyo ku xigeenkiisa.

Badhasaabka gobolka Togdheer mudane Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa isna ka jawaabay eedaymahaasi uga yimi masuulkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warak