Daawo- Abwaan Dhako- “Ina Xaashi Waa Kaa Qabsaday Hawshii Kii Qubaye, Caddaanina Cid Kuu Khaasabaa Lagu Qiyaasaaye Qiirradaa U Markhaatiya Hadday Qarrinlahaayeen”. Qosolkii Madaxda Qaranka.

Hargeisa(GNN):- Abwaan  Axmed Maxamed Nuur oo Ku Magac Dheer Dhako Ayaa Sida La ogyahay Bilowgii Xukuumada Madaxweyne  Axmed Siilaanyo Soosaaray gabayo kala Duwan oo uu Markaa Kagaga Soo Horjeeday Dawladii dhalatay, Gabayadaa oo Ay Ka Mid Ahaayeen Kuwo Uu ula Magac Baxay Siilaanyaa gabyoo Yidhi iyo Siilaanyo Muu Garan, Ayaa Fikir Kii ka Duwan Madal Maalintii Shalay Lagu Qabtay Hotel Abassador ee Magaalada hargeisa ka hortiyey gabay Badiba Intii madasha Ku Sugnayd Qosol Beerku Cadaaday, Waxaa Inta Hore Uu ka Sheekeeyey Qaranka iyo Waxa U Qabsoomay Sidoo kale Waxaa Uu Qiray Waxqabadka Madaxweynaha Iyo Waxa Uu bulshada U Qabtay, Waxaa uu mid Mid u Qeexay Wasiirada Xukuumada, Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaaladaha sixir bararka iyo Mushkilaha Bulshada Haysta Wakhtigan.

okkk

Halkan Ka Daawo Gabaygan oo Dhammaystiran.