Daawo Barnaamijka Naqaysiga Wararka Toddobaadka Oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar Marti Ku Yahay Iyo Nuxurka Qodobada Laga Waryaystay Oo Xasaasi Ah

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Naqaysiga Wararka Todobaadka,waxaana barnaamijkan ku marti ah Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo dalka dib ugu soo noqday,waxaana Barafassoor Axmed Ismaaciil Samatar barnaamijka lagaga waraystay arrimo badan oo xasaasi ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka