Daawo: Geedisocodkii nabada Somaliland laga soo bilaabo 1991kii

D

aawo muuqaalo keydka Xasan Shukri Aw Cali oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta qaybteeda Filimada uu duubay oo ku saabsan geedi socodkii Somaliland soo martay laga soo bilaabo 1991.