DAAWO:Xildhibaan Koore Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo, Dastuurka Somaliland iyo ….. Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo kooxda khaatumo iyo in dastuurka dib loo furo. : 188